Skip to main content

Is-baaritaan gacan looga gaysanayo ka hortagga kansarka ku dhaca afka ilmo-galeenka

Applies to England

Dukumentiyada

Faah-faahin

NHS waxay qaar ka mid ah haweenka iyo dadka qaba afka ilmo-galeenka siisaa iska baaritaanka HPV-ga, is-baaritaankaas oo bedel u ah baaritaanka fayras loo yaqaano ‘human papillomavirus’ – oo sidoo kale loo yaqaano HPV.

Updates to this page

La daabacay 24 August 2026

Print this page