Tilmaam

Ka jawaab-celinta COVID-19 Xagaaga 2021

Dowladdu waxay daabacdey dukumiintiga 'khariidadda u guuridda Tallaabada 4' Arinatni waxaa ay dejineysaa ficilada muhiimka ah ee looga baahan yahay in uu qof walba qaato si ay u ilaaliyaan naftooda iyo kuwa kale marka ay faafitaanku sareyso, marka aan u gudubnaba xaga barashada si aan ula noolaano COVID-19. Ka 'jawaab-celinta COVID-19: Xagaaga 2021' waxaa ay dejineysaa qaabka ay noqoneyso khariidadda tallaabada 4

Applies to England

Dukumentiyada

Faah-faahin

Khariidadda dowladda looga baxayo xayiraadda waxaa la daabacay bishii Feberaayo 2021, waxaana ay dejineysaa tallaabooyinka looga baxayo xayiraadda. Waxaan dejineysaa qaabka ay noqoneyso khariidadda tallaabada 4 iyo wixii ka danbeeya marka aan u gudubnaba xaga barashada si aan ula noolaano COVID-19. Khariidadda ‘u guuritaanka tallaabada 4’ waxaa ay dejineysaa ficilada muhiimka ah ee looga baahan yahay in uu qof walba qaato si ay u ilaaliyaan naftooda iyo kuwa kale marka ay faafitaanku sareyso.

Warbixinnada ka soo baxday dib u eegista khariidadda:

La daabacay 5 July 2021
Markii ugu dambaysay ee la cusboonaysiiyay 27 August 2021 + show all updates
  1. Added easy read versions of 'COVID-19 Response: Summer 2021' and 'Moving to step 4 of the roadmap' publications.

  2. Added translations for 'Moving to step 4 of the roadmap' publication.

  3. Added translations for the 'COVID-19 Response: Summer 2021' publication.

  4. Removed attachment 'Coronavirus: how to stay safe and help prevent the spread from 19 July'. This guidance can now part of https://www.gov.uk/guidance/covid-19-coronavirus-restrictions-what-you-can-and-cannot-do

  5. This page has been updated to include the ‘Moving to Step 4 of the roadmap’ publication, and update to the ‘Coronavirus: how to stay safe and help prevent the spread from 19 July’ page and a link has been added to the Global Travel Taskforce Report (published 9 April).

  6. Updated guidance on coronavirus: how to stay safe and help prevent the spread guidance. Added information on self isolation exemptions for people who are fully vaccinated or under 18, which comes into effect on 16 August.

  7. First published.