Tilmaam

Waa maxay guurka qasabka ah?

Guurka qasabka ah waa meesha hal qof ama labadaba aysan ogolaanin ama ogolaan karin guurka oo cadaadis ama xadgudub loo isticmaalay si loogu qasbo guurka.

Dukumentiyada

Waa maxay guurka qasabka ah?

Codso nidaam la gali karo.
Hadii aad isticmaalayso tiknoolajiyad ku caawinaysa (sida akhriyaha shaashada) oo aad u baahantahay qayb dhokumantigan ah oo leh nooc la heli karo oo badan, fadlan iimayl u dirfcdo.correspondence@fcdo.gov.uk. Fadlan noo sheeg nooca qaabka aad u baahantahay. Waxay naga caawinaysaa hadii aad dhahdo waa maxay tiknoolajiyada aad isticmaasho.

Faah-faahin

Guurka qasabka ah waa ka sharci daro UK. Waa qaab xadgudub qoyska iyo xadgudub dhab ah ee xaquuqaha aadanaha.

Si guurka loo ogolaado, waa inay si xor ah u galaan labada qofood guurka. Waa inaad dareentaa inaad iqtiyaar leedahay.

Sharci ahaan, dadka qabo curyaannimada qaar ee waxbarashada ama xaaladaha caafimaadka maskaxda daran uma suurtogaleyso inay ogolaadaan guurka, xittaa haddii ay dareemaan in guurka yahay waxa ay rabaan.

Haddii aad ku jirtid halis dhow ka soo wac booliska 999. Haddii adiga ama qof aad garaneysid lagu qasbay guur midkood UK ama dibada, waxaad la soo xiriiri kartaa Qeybta Guurka Qasabka ah.

La daabacay 31 January 2013
Markii ugu dambaysay ee la cusboonaysiiyay 27 March 2023 + show all updates
  1. Added easy read (English) and British Sign Language versions of the document. Updated translations to match the English version.

  2. Updated the guidance.

  3. Added HTML accessible versions of guidance in translated languages.

  4. Added HTML accessible version. Added translated documents.

  5. Added a print ready version of "What is a forced marriage?".

  6. Updated with new What is a forced marriage? leaflet

  7. First published.