Taageerada caafimadka jirka iyo maskaxda ee dadka magangalyo doonka ah
Dukumeentigan wuxu caawiya dadka hada codsanaya magangelyada si ay taagero ugu helaan baahiyaha caafimadka jidhka ama maskaxda.
Dukumentiyada
Faah-faahin
Way ku adkaan kartaa dadka magangalyo doonka ah inay helaan adeegyada guud ee caafimaadka dhimirka.
Kooxda Home Office Asylum Mental Health and Wellbeing waxay sameeysay dukumeenti kaa caawinaya sifa aad uheshid ururo aan dawli ahayn oo bixiya taageero toos ah ama mid aan toos ahayn oo caafimadka dhimirka ah.
Ogow: Gudaha UK, National Health Service (NHS) waa dallada afarta hab caafimaad ee England, Scotland, Wales iyo Northern Ireland.
Caafimadku wuxu ahaa arin asaasi ah oo la qaybiyay tan iyo markii awoodaha lagu wareejiyey baarlamaanka Scottish, Welsh Senedd iyo golaha Northern Ireland. Maamulka la wareejiyay ayaa mas’uuliyad ka saran tahay inay go’aan ka gaaraan helitaanka adegyada caafimaadka ee aagga ay mas’uulka ka yihiin.
Updates to this page
-
Updated information in physical and mental health support available for people seeking asylum document.
-
Added translations for Punjabi, Somali, Spanish, Turkish, Urdu and Vietnamese.
-
Added translations for Arabic, Chinese and Pashto.
-
First published.