Hadafkayaga

Xafiiska Britain ee Soomaaliya waxaa uu mas’uul ka yahay kormeeridda gaarsiinta iyo hirgelinta istiraatiijiyadda UK ee Soomaaliya.