Warka caalamka

“Hambalyo Ciid Wanaagsan ,” Safiirka UK ee Somaaliya

Safiirka UK ee Somaaliya, Neil Wigan aya hambalyo ciid wanaagsan u diray dhamaan umadda Muslimka gar ahan Somaalida ku dhaqan addunka oo dhan

Tani waxa la daabacayaa iyadoo kujirta 2010 to 2015 Conservative and Liberal Democrat coalition government
UK Ambassador to Somalia

Ambassador Neil Wigan

Waxaan idin soo gudbineynaa Hanbalyo ku aadan munaasabada Ciida Al-Adha, taas oo ku beegan maalinta Talaado oo berrito ah 15-10-2013. Ciid Wanaagsan dhamaan umadda Islaamka ah gaar ahaan umaad soomaaliyeed meel kasto oo aad aduunka ka joogtaan.

La daabacay 14 October 2013
Markii ugu dambaysay ee la cusboonaysiiyay 24 October 2013 + show all updates
  1. Added translation

  2. Added translation

  3. First published.