Agab xayeysiis

Warqadda cagaaran ee SEND iyo AP: ka falcelinta wadatashiga

Sida loo caawiyo kooxaha kala duwan si ay uga falceliyaan baahiyaha waxbarasho ee gaarka ah iyo naafanimada (SEND) iyo wadatashiga adeeg-bixinta kale (AP).

Applies to England

Dukumentiyada

Faah-faahin

Macluumaadkan waxaa ay sharraxayaan soo jeedinta ku qeexan warqadda cagaaran ee SEND iyo AP.

Waxaa lala wadaagi karaa waalidiinta iyo daryeelayaasha, caruurta iyo dhallinyarada si loogu sharraxo waxa ay iyaga uga dhigan tahay dib u eedista SEND. Waxaa kale oo ay faa’iido u leedahay kuwa ka shaqeeya:

  • dowladdaha hoose
  • waxbarashada xilliga hore ee caruurta, dugsiyada, kulliyadaha iyo adeeg-bixinta kale
  • hay’adaha iskaa wax u qabsiga ah
  • xirfadlayaasha daryeelka caafimaadka
La daabacay 29 March 2022
Markii ugu dambaysay ee la cusboonaysiiyay 27 May 2022 + show all updates
  1. Updated 'Summary of the SEND review: right support, right place, right time' to show the consultation closing date has been extended to 11:45pm on 22 July.

  2. Added a Bengali translation.

  3. Added a translation in Arabic and Somali.

  4. Added a PDF of 'Summary of the SEND review: right support, right place, right time' and translations of this summary in Urdu, Punjabi (Gurmukhi) and Polish.

  5. Added translation