“Hambalyo Ciid Wanaagsan ,” Safiirka UK ee Somaaliya
Safiirka UK ee Somaaliya, Neil Wigan aya hambalyo ciid wanaagsan u diray dhamaan umadda Muslimka gar ahan Somaalida ku dhaqan addunka oo dhan

Ambassador Neil Wigan
Waxaan idin soo gudbineynaa Hanbalyo ku aadan munaasabada Ciida Al-Adha, taas oo ku beegan maalinta Talaado oo berrito ah 15-10-2013. Ciid Wanaagsan dhamaan umadda Islaamka ah gaar ahaan umaad soomaaliyeed meel kasto oo aad aduunka ka joogtaan.