Warka caalamka

Kuxigeenka Amabasadorka Boqortooyada UK Angus Stewart, ayaa waxa uu uhambalyeenayaa Raisul Wazaaraha cusub, wuxuuna ugahambalyeenayaa xulitaankiisa uu noqday Raisul Wazaaraha Cusub ee dalka Somalia

Kuxigeenka Amabasadorka Boqortooyada UK Angus Stewart, ayaa waxa uu uhambalyeenayaa Raisul Wazaaraha cusub Omar Abdirashid Ali Sharmarke, wuxuuna ugahambalyeenayaa xulitaankiisa uu noqday Raisul Wazaaraha Cusub ee dalka Somalia

Tani waxa la daabacayaa iyadoo kujirta 2010 to 2015 Conservative and Liberal Democrat coalition government
Angus

Angus Stewart, Chargé d'affaires, British Embassy Mogadishu

Boqortooyada midoowdey ee UK ayaa waxa aay soodhabeeneeysaa ansaxida uu Baarlamanka Federalka Somalia ansexiyey Mudane Omar Abdirashid Ali Sharmarke inuu noqdo Raiisul wazaaraha cusub ee Somalia.

Waxaa rajeeyneeynaa in aan si dhow ulashaqeeyno Raisul Wazaaraha cusub si aan usii wadno taageerada aanu ufidino Dowlada Fadaraalka iyo meelmarinta mudnaanta heshiiskii iyo afgaradka cusub ee Somalia. 2015 waa sanad muhiim u ah Somalia in ay kagaarto horumar wadada dhinicada kordhinta amniga, xasiloonida iyo barwaaqada.

Dowlada UK ayaa waxa ay ugubaaqeeysaa Dowlada Federaalka in la dardargeliyo meelmarinta goolashii loomeeldhigey aragtida 2016. Tani oo eeykamidtahay horumarka dhinacyada ha’ayadaha dowliga oo kudhisan dimuqraadi, tixgeliya xuquuqda biniaadmiga iyo kaqeeybgelinta dhamaan ku’aadan habka fedaraalka Somalia. Hogaanka Soomalidu ayaa waxaa loogabaahanyahay islashaqeen iyo is kaashi si loo helo goolashaas.

Dowlada UK ayaa waxa eey go’aan kugaartey taageerida Somalia, iyo hogaamiyayaashooda iyo dhamaan bulshada Somaaliyeed si loodhiso qaranimo, aamin ah, demoqoraadi kudhisan iyo Somalia oo yeelata federal kudhisan wadajir.

La daabacay 30 December 2014