Tilmaam

Baaritaano loogu talagalay adiga iyo cunuggaaga

Macluumaadka ku saabsan baaritaanada la bixiyo inta lagu jiro xilliga uurka iyo kadibba.

Dukumentiyada

Hordhac

Faah-faahin

Macluumaadkaani wuxuu ku saabsan yahay baaritaanada lagu siin doono inta aad uurka leedahay iyo kadib dhalashada cunuggaaga. Wuxuu sharraxayaa noocyada kala duwan ee baaritaanada iyo waxa baaritaanadani lagu raadinayo. Wuxuu sharaxayaa noocyada kala duwan ee eegid iyo waxa eegidda lagu ogaanayo.

Waxaan rajeyneynaa in haddii aad akhriso macluumaadkaan uu kaa caawinayo inaad u diyaar garowdo inaad wada hadal la yeelatid umulisadaada ama dhaqtarkaaga si aad u weydiiso su’aalaha adiga muhiimka kuu ah.

Waa adiga go’aankaaga haddii aad qaadan lahayd mid ka mid ah baaritaanadan la sharraxay iyo haddii kalaba.

Macluumaadka waxaa sidoo kale lagu heli karaa PDF iyo 12 luqadood oo kale. Bixiyeyaasha deegaanka ahi waa inay bixiyaan wixii tarjumaad oo cusub oo dheeraad ah.

Nooca daabacaadda ayaa la heli karaa Ku dalbo Ingiriis.

Noocyada aqriska fudud oo loogu talagalay dadka qaba naafonimada waxbarasho ayaa sidoo kale la heli karaa si loo soo dejiyo.

La daabacay 3 May 2019
Markii ugu dambaysay ee la cusboonaysiiyay 4 August 2022 + show all updates
  1. Updating confidentiality section, replacing mention of Public Health England with NHS England.

  2. Changed the wording in the blood spot chapter to clarify in what circumstances a parent or carer may be contacted by researchers. Added a link to the NHS newborn blood spot screening code of practice for residual spots.

  3. Removed the non-NIPT version of the chapter for Down’s syndrome, Edwards’ syndrome and Patau’s syndrome.

  4. Added an updated chapter (and translated versions) for Down's syndrome, Edwards' syndrome and Patau's syndrome in pregnancy.

  5. Added subtitled animation videos to translated publications.

  6. Added English animations to screening tests section and updated genetic inheritance information in sickle cell screening section.

  7. Addition of translations in 10 languages.

  8. First published.