Agab xayeysiis

Baaritaano eegid oo loogu talagalay adiga iyo dhallaankaaga: dhallaanka ku sugan qaybaha daryeelka khaaska ah

Waraaq loogu talagaley xirfadlayaasha caafimaadka si ay ugu yaboohaan macluumaad ku saabsan baaritaanka eegida waalidiinta leh dhallaan ku sugan qeybaha daryeelka khaaska ah.

Dukumentiyada

Faah-faahin

Waraaqdani waxay sharaxaad ka bixinaysaa farqiyo muhiim ah oo la xiriira baaritaanada eegida lagu sameeyo dhallaanka ku sugan qaybta daryeelka khaaska ah, qaybta daryeelka xaaladda aadka ah ee ilme hadda dhashay ama qaybta daryeelka xaaladda aadka ee carruurta.

Nooca digital-ka ah ee HTML ee waraaqdani waxaa ay munaasib ku tahay in lagu akhriyo shaashadaha yar sida taleefoonada.

Si aad u daabacdo nooca HTML:

  • aad qeybta daabacaada (markaad riixdo Ctrl+P iyadaa fureysa)
  • dooro qeybta ku habboon sida in aad labada dhinac ee bogga aad ku daabacdo
  • riix print

Marka aad daabaceyso dukumiintiga nooca HTML, waxaa laga yaabaa in aad dooneyso in aad u habeysato qaab aad ka tageyso liiska tusmada iyo macluumaadka furan ee dowladda. Meel kasta oo leh xiriiriyaasha (hyperlinks) si buuxda ayaa loogu qori doonaa daabacaadda.

Waad eegi kartaa waadna soo dejisan kartaa nooca HTML oo ah daabacaadaha farta waaweyn waxaadna isticmaali kartaa akhriyaha shaashadaha haddii aad dooneysid nooca maqalka ah,

La xiriir PHE Screening helpdesk wixii macluumaad ah ee ku saabsan daabacaadan, adigoo hubinaya in aad ku dartey cinwaankeeda oo buuxa.

La daabacay 1 August 2015
Markii ugu dambaysay ee la cusboonaysiiyay 30 October 2021 + show all updates
  1. Added plain A4 PDF version for printing, to provide for people unable to access this information online.

  2. Updated text on use of personal information.

  3. Updated translations and added HTML digital format.

  4. Added HTML version of the leaflet.

  5. Updated with new statement on use of personal data.

  6. Leaflet updated to include new 6-dose vaccination schedule for hepatitis B.

  7. Added 10 translated versions.

  8. First published.